Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada oo ka da’ay Beledweyne Saameyna Ku Yeeshay Dadka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada oo ka da’ay Beledweyne Saameyna Ku Yeeshay Dadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay roobab xoogan ay uga da’een magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu diirsaday inkastoo lagu soo waramayaa in saameyn uu ku yeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan magaaladaasi.

Magaalada Beledweyne waa xarunta gobolka Hiiraan wararka ka imaanaya ayaa sheegayaa in isu socodkii magaalada uu hakad ku yimid taas oo ay sabab u tahay daadadkii ka dhashay roobab xalay ilaa saaakay  halkaasi ka da’ay.

Related posts

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

July 23, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne ayaa waxaa uu kamid yahay meelaha sida aad ah uu u sameeyay roobabkaasi, waxaana ciidamada AMISOM ee ku sugan magaaladaasi ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ay ku caawiyaan dadka saameynta uu ku yeeshay Roobabka.

Ma ahan oo kaliya garoonka diyaaradaha Beledweyne ee Ugaas Khaliif meelaha ay saameeyeen roobabka ka da’ay magaalada Beledweyne, waxaa  sidoo kale saameyn ay ku yeesheen dadka barakacyaasha ah oo ku nool xerooyinka ku yaala Beledweyne, Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee gobolka Hiiraan Cowke  ayaa soo sheegaya in dhibaato aad u xoogan ay ka soo wajahday barakacyaasha roobabkii isdaba jooga ahaa ee ka da’ay Beledweyne Saacadihii la soo dhaafay.

Wariye Cowke ayaa sidoo kale soo sheegaya in guriyihii ka sameysnaa Cowshadaha oo barakacyaasha ay deganaayeen inta badan uu la tagay roobka waxaana dadkaasi codsanayaan in la caawiyo maadaama dhibaatadii horey u qabeen hadda mid kale ugu darsan tahay.

 

 

 

 

 

 

Inta badan Qoysaskii ku noolaa Xaafadaha Magaalada Beledweyne xalay waxaa ay  u aheyd habeen soo jeed ah kadib markii xalay ku soo rogmadaan Fatahaado ka dhashay Roobab ka da’ay Magaalada Saacada badan.

 

 

 

Roobab xoogan oo ka da’ayay saacadihii la soo dhaafay ayaa sameeyn dadka iyo duunyada ku dhaqan magaaladaasi roobab xoogan nolosha dadka dhaq dhaqaaqii ganasiga ciidamada oo wada gurmad loo fidinayo dadka waxaa hakada howsha airporka

 

 

Boob xoogam oo saameyn ku yeeshay ganacsatada Soomaaliya koonfur Africa dadka ajaanib naceybka ee koonfur Africa waxaa jira wel wel iyo cabsi ay qabaan oo ku aadan in boob loo geysto xaruumahooda ganacsi ka sokow dadka soomaalida waxaa kale oo jira dadka kale oo ajaanib ah oo boob lagu hayo kuwaa oo ay ka mid yihiin dadka itooniyaanka.

Xaalada ay ku sugan yihiin soomaalida ku nool dalka koofur africa aya sii xumaaneysa malmahan waxaana jira rabshado ajnabi naceyb ah oo ka socday dalka koofur africa ayada oo dadka rabshdaha dhigayana ay kusii fidayaan deegaano hor leh.

 

Hadaba magaalada Johanesburg ee dalka koofur frica ayaa xalay cabsidaasi ay ka taagneyd waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi ay ka bilowdaan rabshadaha looga soo horjeedo dadka ajaanibta ah.

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Tartan Isboorti Oo Ka Furmay Degmada Howlwadaag

Next Post
Tartan Isboorti Oo Ka Furmay Degmada Howlwadaag

Tartan Isboorti Oo Ka Furmay Degmada Howlwadaag

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

Soomaaliya oo ka qaybgashay shirka Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika

July 23, 2026
0

Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

July 23, 2026
0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Taliska Ciidanka XDS oo faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ka dhacay deegaanka Teedaan

July 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa 21-kii bishan fuliyay howlgal duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In