Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay Dhibaatada Qaadka iyo waxyeeladiisa.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa u Ololeeyaha Ciribtirka Khaadka Abuukar cawaale Qaad-diid iyo Sheekh Nuur Baaruud oo isna ka hadlay Cunista Qaadka diinta islaamka waxa ay ka qabto.
Martida ayaaa si qota dheer ย uga hadlay dhibaatada dalka uu ku hayo qaadka iyo sida looga hortagi karo.