Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka dekadaha Soomaaliya: “shirkad laguma wareejin karo dekadda Berbera”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka dekadaha  Soomaaliya: “shirkad laguma wareejin karo dekadda Berbera”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  wasaarada dekadaha iyo gaadiidka badda ee xukuamdda federaalka Soomaaliya mudane Nuur Faarax Xirsi oo lahadlay warbaahinta qaranka Soomaaliya ayaa  waxaa uu ka hadlay arimaha dekadaha dalka iyo qorshayaasha wasaarada uga degsan dib u dhiska iyo qalabeynta dekadaha dalka isagoo soo hadal qaaday shirkad lagu wareejiyay dekada Berbera.

Wasiirka ayaa waxaa sharci daro iyo mid ka hor imaanaysa madaxbaanida qaranka Soomaaliyeed ku tilmamay shirkadaas la sheegay in maamulka Soomaaliland uu ku wareejiyay maamulka dekadda magalada Barbera taasi oolaga leeyahy wadanka isku taga imaraadka carabta.

Related posts

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Shirkadaan ayaa lagu magacaabaa Dubai World waxaana ay qaabilsantahay Arimaha dekadaha dhawaana ayaa la shaaciyay in maamulka Soomaaliland uu ku wareejiyay dekada magaalada Berbera wasiirka ayaana sheegay in iyadoo aan wasaaradda la wargalin aan shirkadu la wareegi Karin maamulka dekad ka mid ah dekadaha dalka.

“Anagu waan jecelnahay in la hormariyo dekadaha dalka,  dowladaha iyo shirkadaha doonaya in ay dib u dhisaan una tayeyaan dekadaha dalka waxaan nahay cidda ugu horeysa ee soo dhaweyneysa, laakin waxaanu leenahay waa in qaab sharci ah loo soo maraa wasaaradayda ayaa masuul uga ah qaranka dekadaha dalka  waxna kama ogin arintaan”ayuu yiri Wasiir Nuur.

Previous Post

Hoggaamiyaha  Ururka Daacish oo dhaawac culusi soo gaaray

Next Post

Marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay gabdho agoon ah{SAWIRRO}

Next Post
Marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay gabdho agoon ah{SAWIRRO}

Marwada madaxweynaha oo gargaar gaarsiisay gabdho agoon ah{SAWIRRO}

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐃𝐞𝐞𝐪 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐣𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

March 9, 2026
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In