Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha oo ka warbixiyay go’aanno ka soo baxay kulamo uu cadaado kula qaatay guddiga farsamada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha oo ka warbixiyay go’aanno ka soo baxay kulamo uu cadaado kula qaatay guddiga farsamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
Ka dib muddo todobaad ah oo wadatashi uu u socday xubno ka tirsan golaha wasiirrada dawladda Soomaaliya oo wasiirka arrimaha gudaha iyo Fderaalka mudane C/raxmaan Xuseen Odawaa uu hoggaaminayay, Gudiga farsamada, mas’uuliyiinta maamullada Ximan iyo Xeeb, Galmudug iyo Ahlusunna ayaa waxaa ka soo baxay go’aanno ku aaddan shirka maamul u sameeynta Mudug iyo Galgaduud.
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Fderaalka mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maanta saxaafadda kula hadlay Cadaado ayaa sheegay in wadatashiydaas oo in muddo ah socday kadib ay ka soo baxeen qodobo ay ka mid yihiin in Ergada shirka la jaangooyo, kuwaas oo tiro ahaan noqonaya 350-Xubnood.
Wasiirka ayaa ugu baaqay bulshada Mudug iyo Galgaduud inay la shaqeeyaan guddiga farsamada, isagoo ballanqaaday in dawladda Soomaaliya ay kaabayso hirgalinta maamulka labadan gobol.
Wasiir Odawaa iyo wafdiga uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kadib in muddo ah oo ay Cadaado ku sugnaayeen.
Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo xarigga ka jaray mashaariic uu madaxweyne Geelle ka hirgeliyay Beledweyne

Next Post
Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo xarigga ka jaray mashaariic uu madaxweyne Geelle ka hirgeliyay Beledweyne

Danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya oo xarigga ka jaray mashaariic uu madaxweyne Geelle ka hirgeliyay Beledweyne

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In