Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sanad Guurada 4-aad Ee Idaacadda Risaala Oo Muqdisho Lagu Qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo aheyd Mid loogu Dabaal dagayay Sanad guurada 4-aad Ee idaacadda Risaala ayaa galabta lagu qaqtay Hotelka SYL Ee magaaladda Muqdisho ,Waxaana Ka soo Qeybgalay Maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda,Wariyeyaal,dhageystayaal, Agaasimaha Radio Muqdisho,Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir,Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshadda Ee Baarlamaanka Somaaliya,Wasiirka Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska iyo Marti Sharaf kale.

Ugu Horeyn ayaa waxyaabaha ay Idaacadda Risaalla Ay Qabatay Inta ay Jirtay iyo Waxyaabaha ay Hiigsaneyso Ka sheekeeyay Agaasimaha Idaacadaasi Maxamed Cabdiwahaab oo sheegay in idaacada ay xooga saartay soo bandhigida arrimaha bulshada.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Sidoo Kale Waxaa Idaacadda Hambalyo Dhahay Wariye Liiban Cabdi Cali oo ka mid ah wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka, Guddoomiyaha La dagaalanka Qaadka Abuukar Cawaale Qaad-diid,Agaasimaha Radio Muqdisho,Cabdiraxiin Ciise Cadow,Iyo Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane.
Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada Ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Cusmaan Maxamuud Dufle oo munaasabadda ka hadlay ayaa u Hambalyeeyay Maamulka Sare Iyo shaqaalaha Idaacadda Risaala.

Uga Dambeyntii ayaa waxaaa Munaasabadda Soo xiray Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Mudane CabdulaahI Colaad Rooble oo Tilmaayay In Warbaahinta Madaxa Banaan Iyo Wasaaradda In Si Dhow Ay iskula Shaqeeyaan waxaana Idacadda risaala Ugu Hambalyeeyay Sanad-guuradii 4 aad Ee ka Soo Wareegatay Markii ay La’aas aasay

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay badbaadinta hantida Qaranka “Dhageyso+Sawirro”

Next Post

Xisbiga Talada Haya Ee Koonfur Africa Oo Sheegay Dadka Dalkaasi In Soomaaliya Ay Ka Barteen Horumarinta Ganacsiga “Sawirro”

Next Post
Xisbiga Talada Haya Ee Koonfur Africa Oo Sheegay Dadka Dalkaasi In Soomaaliya Ay Ka Barteen Horumarinta Ganacsiga “Sawirro”

Xisbiga Talada Haya Ee Koonfur Africa Oo Sheegay Dadka Dalkaasi In Soomaaliya Ay Ka Barteen Horumarinta Ganacsiga "Sawirro"

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In