Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Tacsiyeysay Dad Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Duqeyn Ka Dhacday Yemen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

August 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” oo La Hadlay Radio Muqdisho ayaa Sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay islamarkaana ay ka tacsiyeyneyso Dad Soomaaliyeed oo waxyeelo ka soo gaartay Duqeymo ka dhacay Dalka Yemen.
Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in ay ka war heleen in diyaaradaha Isbaheysiga ah duqeyn ay ka geysteen Dalka Yemen Gaar ahaan meel u dhexeysa Xerada Al Kharaz iyo magaalada Cadan ay ku dhinteen Dad muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku safrayay halkaasi.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka xuntahay Dhibaatada soo gaartay dadkaasi Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ahaa Dalka Yemen, waxaana dadka Soomaaliyeed uu ugu baaqay in ay garab istaagaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan dalalka Caalamka oo ay ugu horeyso Yemen.
Kumanaan qaxooti ah ayaa u surtogashay in ay iskood uga soo baxsadaan colaada  Yemen iyagoo dhinaca Badda ka soo raacaya doomo.
Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 29 04 2015

Next Post

Warsaxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe

Next Post
Warsaxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe

Warsaxaafadeed:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in aysan Dowladda faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In