Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay nawaaxiga Qoryooleey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay nawaaxiga Qoryooleey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka XDS ayaa maanta howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose.

Taliyaha uruka Koobaad guutadiisa Shanaad Gaashaanle Axmed Absuge C/lle ayaa Radio Muqdisho u sheegay in cutubyo ka tirsan ciidanka XDS ay howlgal ku dileen mid ka mid ah maleeshiyaadka Shabaab oo gaadiidka rayidka ah ku dhibaateynayay waddada ay isticmaalaan gaadiidka aada Qoryooleey.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Gaashaanle Axmed Absuge ayaa intaasi ku daray in howlgalka ciidanka uu ku saleysnaa ka hortagga maleeshiyaad ka tirsan UGUS oo si dhuumaaleysi ah ku soo gala waddada, islamarkaana ku dhibaateeya gaadiidka ay wataan dadka rayidka ah.

Taliyaha ayaa tilmaamay in waddada ay ka nadifiyeen kooxda burcadka ah ee UGUS, isagoo xusay in meydka ninka ay ku dileen howlgalka uu yaallo caawa saldhigga booliiska ee degmada Qoryeelay, isagoo tibaaxay in ninkaasi uu ka mid ahaa meleeshiyaadka Shabaab.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah howlgallada ay ciidamada qalabka dalka uga xoreeynayaan maleeshiyaadka UGUS ee dhibaatooyinka xad dhaafka ah ku haya ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso khudbaddii madaxweynuhu maanta ka jeediyay furitaanki shirka Garawe

Next Post

Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad

Next Post
Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad

Wasiirka caafimaadka oo sagootisay dhaqaatiir dalka ka fuliyay adeegyo caafimaad

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In