Barnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira dhacdooyinkii ugu dambeeyay, ee halkan hoose ka dhageyso.
Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...














