Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ka socota Garowe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ka socota Garowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdiga uu hogaaminayo iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa caawa ka socota magaalada Garowe.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Puntland ayaa goor dhaw la filayaa inay soo fariistaan goobta ay xafladdu ka socoto oo ah barxad weyn oo ku dhex taal madaxtooyada Puntland, waxaana si aad ah loo adkeeyey Amniga madaxtooyada iyo guud ahaanba magaalada Garoowe oo ay ku suganyahay madaxweyynaha Soomaaliya.
dhinaca kale waxaa magaalada Garoowe ka socda shirkii wadatashiga Soomaaliya wejigiisa labaad oo maanta magaaladaGaroowe uu ka furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud.
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta

Next Post

Musharax C/kariim Guuleed iyo qaar kamid ah waxgaradka G/dhexe oo kulmay”Sawirro”

Next Post
Musharax C/kariim Guuleed iyo qaar kamid ah waxgaradka G/dhexe oo kulmay”Sawirro”

Musharax C/kariim Guuleed iyo qaar kamid ah waxgaradka G/dhexe oo kulmay"Sawirro"

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In