Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wadatashiga Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii labaad  Galay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada Madaxweynaha Dalka  Shirarkii Garoowe Uu Kaga Qeybgalay Iyo Xaruumaha Uu Booqday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii wadatashiga ee Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka Ka Jira ee Shalay Garoowe ka furmay ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Garoowe, iyadoo la filayo in  laga soo saaro  warmurtiyeed ku saabsan qodobada ka shirka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku sugan Garoowe ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in shirka oo maalintii labaad galay uu si wanaagsan u socdo islamarkaana ay ka rajeynayaan in wax wanaagsan ay uga soo baxaan dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa sheegay  shirka intii uu socday laga wada hadlay arrimo kale duwan oo gogol xaar u noqoneysa masiirka umadda Soomaaliyeed oo ay ugu horeyso isku dhafka iyo dib u dhiska ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo qeybsiga Kheyraadka Dalka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye oo sii hadlay ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo horumarin lahaa dalka, shirkana uu qeyb ka yahay dadaalada dalka lagu horumarinayo islamarkaana waqtiyada soo socota Madaxda ka qeyb galeysa shirka ay ka soo saari doonaan War murtiyeed.

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay magaalada Garoowe ku daah furay wajiga labaad ee shirka wada tashiga Dawladda federaalka ah iyo dawlad-goboleedyada xubnaha ka ah, waxaana kasoo qeybgalay madaxweynayaasha Puntland,jubbaland, iyo koonfur galbeed. waxaa kaloo shirka goob joog ka ahaa  wafuud ay kala hogaaminayeen madaxweynayaasha madasha ku suganaa,

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo sheegay in New Deal uu si gaabis ah u socdo

Next Post
Madaxweyne Xasan sheekh oo shir wada tashi ah ka furaya Garoowe

Madaxweynaha oo sheegay in New Deal uu si gaabis ah u socdo

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In