Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii wadatashiga ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada uga socday magaada Garowe ee xarunta gobolka Nugaar.
Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyay war-murtiyeed ka soo baxay shirka.
Qeybta Hoose ka dhagayso.