Barnaamijka dhacdooyinka maanta ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta jimcaha mooyee, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixino xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso
Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...













