Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustafe Dhuxulow Oo Qado Sharaf U Sameeyay Arday Agoon Ah “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustafe Dhuxulow Oo Qado Sharaf U Sameeyay Arday Agoon Ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qada sharaftani uu maanta u sameeyay  Wasiirkii hore Wasaaradda Warfaafinta Xildhibaan Mustafe Sheikh Cali Dhuxulow, 53 arday oo isugu jirta  wiilal iyo gabdho  agoon ah ayaa  lagu qabatay, Hotelka SYl, iyadoo qadadaasi ay ka qeyb galeen Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Dalka,Odayaal dhaqameedyo,Siyaasiyiin,iyo Marti sharaf kale.

Ardaydani ogaanta oo galay Fasaxa Sanad Dugsiyeedka ayaa wajiyadooda waxaa laga dheehan karay  Farxad  iyo sida ay ugu faraxsan yahiin Qada sharafta ,iyo lacago shilin Soomaali  ah  uu u qeybiyay Xildhibaan Mustafe.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Xildhibaan Yuusuf  Xeyle Jimcaalle oo  Mar walbo waqtigiisa ku bixiyay Taakuleynta agoonta, ayaa ka warbixiyay jamciyadda SOHEDA, waxaana wax lagu farxo uu ku tilmaamay sida Xildhibaan Mustafe uu u caawinayo dadka danyarta ah.

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibraahim (Goodir) ayaa  Balan qaaday in uu  hal Canug ah oo ka mid ah agoontii maanta uu kafaalo qaadayo waxbarashadiisa iyo noloshiisa inta uu aduunka jooga.

Mustafe  Shiekh Cali Dhuxulow oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka oo islamarkaana soo qaban  qaabiyay qadada caruurta ayaa sheegay , in uu waqtigiisa inta ugu badan uu la qaadanayo agoonta iyo dadka tabaaleysan Waxaana dadka Soomaaliyeed uu ka dalbaday in ay garab istaagaan islamarkaana ay taakuleeyaan walaalahooda.

“Ardaydeena ama wiilasheena waa kuwa wanaagsan, dadka Soomaaliyeed waa dad jecel in ay istaakuleeyaan iyagoo qabiil iyo wax kale fiirinaynin, diyaar ayaan u ahay dhiiragalinta dhalaanka agoonta Soomaaliyeed shacabka Soomaaliyeedna” Ayuu yiri Xildhibaan Mustafe.

IMG_9044 IMG_9034  IMG_9032 IMG_9031 IMG_9030 IMG_9029 IMG_9028 IMG_9027 IMG_9025  IMG_9023 IMG_9022 IMG_9021 IMG_9020 IMG_9009 IMG_9005 IMG_9001 IMG_8998 IMG_8996 IMG_8991 IMG_8982 IMG_8973 IMG_8972 IMG_8966 IMG_8965 IMG_8964 IMG_8958  IMG_8954 IMG_8952 IMG_8950 IMG_8937 IMG_8935 IMG_8934 IMG_8932 IMG_8930 IMG_8929 IMG_8921 IMG_8914     IMG_8907   IMG_8904 IMG_8903 IMG_8902

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dilay

Next Post
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Puntland Oo Gaalkacyo Lagu Dilay

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In