Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Siiyay Waxqabadka Wasaaradda Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Siiyay Waxqabadka Wasaaradda Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani maanta uu Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa ay la qaateen guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku saabsanaa xogwereysi ku aadan waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda iyo qorsheyaasha ay hiigsaneyso.

Kulanka ayaa waxyaabaha sida gaarka ah looga hadlay waxaa ka mid ah dhismaha maamul goboleedyada dalka, Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Kenya iyo Yemen iyo dooda la xiriirta in Kenya ay darbi ka dhisaneyso xuduudda ay Soomaaliya la wadaagto, waxaana u kuurgelidda arrintaasi uu guddi u xilsaaray.Wasiirka.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ugu horeyn kulanka guddiga faah faahin ka siiyay waxyaabaha Wasaaradda u qabsoomay iyo qorshaha ay hiigsaneyso.

Wasiirka ayaa intaa kaddib qaar ka tirsan xubnaha guddiga ka dhageystay suโ€™aallo ay ka weydiinayeen arrimo ay ka mid ahaayeen qaabka loo wajahayo maamul u sameynta gobollada haray, arrinta darbiga Kenya ay ka dhisaneyso xadka ay Soomaaliya la wadaagaan iyo saameynta ay arrintaasi leedahay, iyadoo Wasiirku uu Guddiga uga jawaabay suโ€™aallihii la weydiiyay.

Kulanka ayaa markii uu soo idlaaday kaddib waxaa Warbaahinta la hadlay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga arrimaha gudaha iyo Federaalka ah Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in Guddiga ay ku qanceen jawaabihii uu Wasiirku ka bixiyay aragti ay Xildhibaannada qabeen, waxaana uu xusay in kulamada ceynkan ay socon doonaan.

Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa tilmaamay in kulanka uu la xiriiro waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda ee 100-ka maalmood ee la soo dhaafay, waxaana uu intaa ku daray in Guddi uu u saaray arrimaha Kenya ee la xiriira darbiga ay ka dhisaneyso xuduuda Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto sidii dalka looga hirgelin lahaa nidaamka federaalka ah, dib u dajinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ku xaniban iyo dhismaha Maamul goboleedyada.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo xilka si rasmi ah ula wareegay โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Deeq Lacageed Waxna Looga Qabanayo Fatahaada Webiga Shabeele Ku Wareejisay Guddoomiyaha Shabeelaha Dhexe “Sawirro”

Next Post
Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Deeq Lacageed Waxna Looga Qabanayo Fatahaada Webiga Shabeele Ku Wareejisay Guddoomiyaha Shabeelaha Dhexe “Sawirro”

Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Deeq Lacageed Waxna Looga Qabanayo Fatahaada Webiga Shabeele Ku Wareejisay Guddoomiyaha Shabeelaha Dhexe "Sawirro"

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In