Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nairobi Oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Soo Bandhigay Dhaqanka Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nairobi Oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Soo Bandhigay Dhaqanka Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay barnaamij lagu soo bandhigayay Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Aqoonyahano,iyo marti sharaf kale, waxaana barnaamijkaasi soo qaban qaabiyay Ururka Midowga Yurub.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaannada Soomaaliyeed islamarkaana kulankaasi lagu soo bandhigayay Dhaqanka ka qeyb galay ayaa warbaahinta ugu waramay, isagoo sheegay in barnaamijkaasi uu ahmiyad gaar ah u lahaa dadka Soomaaliyeed sarena loogu qaaday dhaqanka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Xildhibaan Dalxa ayaa waxa uu sheegay intii uu socday soo bandhigida dhaqanka Soomaaliyeed in lagu soo bandhigay dhaqanka Soomaaliyeed ee soo jireenka ah, oo uu tilmaamay in uu yahay kan isku keenaya Dadka Soomaaliyeed.

“Shirkani waxaa uu ahaa mid looga hadlayay kor u qaadida dhaqanka Soomaaliyeed Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeyee Khudbad uu kaga hadlayo dhaqanka Soomaaliyeed uu ka jeediyay, Qoraaga Soomaaliyeed Nuur-Diin Faarax oo isna ka qeyb galay shirka ayaa faah faahin ka bixiyay Dhaqanka Soomaaliyeed fikrado dhaqanka ku saabsana ka jeediyay madasha” ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u horumarin laheyd dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana gobolada Banaadir, Shabeelaha dhexe,  iyo Shabeelaha hoose ka bilowday barnaamijyo dhaqanka Soomaaliyeed lagu xoojinayo mudo 3 bilood ah taasi oo wax badan ka badali doonta fahamka dhaqanka Soomaaliyeed ee Jiilka Soo Koraya.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo Ra’iisul Wasaaraha Britain ugu hambalyeeyay guusha doorashada

Next Post
Madaxweynaha oo Ra’iisul Wasaaraha Britain ugu hambalyeeyay guusha doorashada

Madaxweynaha oo Ra’iisul Wasaaraha Britain ugu hambalyeeyay guusha doorashada

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In