Barnaamijka dhacdooyinka maanta ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta jimcaha mooyee, waxa uu xambaarsanyahay wareysiyo iyo warbixino xiiso badan ee halkan hoose ka dhageyso
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku soo barakacay deegaanka Lafoole
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar...