Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaaliyeed oo wacadaro ka dhigtay bandhig dhaqameed lagu qabtay Turkiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaaliyeed oo wacadaro ka dhigtay bandhig dhaqameed lagu qabtay Turkiga “SAWIRRO”

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhig dhaqameed ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adaha İHH&YÜDER ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Wadanka Turkiga iyo Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Eskişehir ayaa lagu qabtay dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Eskişehir oo ah magaalada Saddexaad ahna caasimadda dhaqanka ee dalka Turkiga.

Bandhigan oo ay ka qeyb galeen arday ka kala socotay 80-dowladood ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan baaarlamaanka Turkiga, mas’uuliyiin ka socotay xisbiga talada dalkaasi haya ee AK Part iyo marti sharaf kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta  wadanka Turkiga ayaa bandhiga ku soo bandhigay dhaqanka, cuntada nuucyadeeda kala duwan ee ay Soomaalida isticmaalaan, iyo cayaaraha hidaha iyo dhaqanka ah, taasi oo si weyn u soo jiidatay dhamaan intii munaasabadda ka qeyb gashay oo u riyaaqay qaab ciyaareedka ardayda Soomaaliyeed ee dhanka dhaqanka ku aadan.

Madaxdii bandhig dhaqameedka ka qeyb galay ayaa tilmaamay in ardayda Soomaaliyeed ay kaalinta koowaad ka galeen munaasabadda, waxaana ay ku bogaadiyeen inay xoojiyaan dhaqanka Soomaaliyeed.

Barnaamijkaan bandhig dhaqameedka ah oo wadanka Turkigu ku caan baxay sanadihii u dambeeyay ayaa waxa uu sidoo kale ka dhacay ilaa iyo 35 magaalo oo kamid ah dalka Turkiga, kuwaasi oo ay hormuud ka ahaayeen ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga wax ka barata.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Photo by : Abdulkadir Sheik Nor Afey( Adaawe )

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay qorshe howleedka Baarlamaanka

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay qorshe howleedka Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay qorshe howleedka Baarlamaanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In