Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Qatar uga qayb galaya shir caalami ah{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Qatar uga qayb galaya shir caalami ah{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya  Cumar C/rashiid Cali Sharma arke oo uu wehliyo  wasiirka arrimaha dibada Iyo dhiirigelinta maalgashiga  Cabdi Salaan Hadliye Cumar ayaa gaaray wadanka Qatar magaalada caasimada u ah ee Dooxa halkaasi oo wafdiga ra’iisul wasaaraha si diiran loogu soo dhaweeyay.

Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa oo ka kooban 7xubnood ayaa waxaa ay caawa uga qayb galeen wadankaasi  shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha mustaqbalka ee bariga dhexe waana shirkii shan Iyo tobnaad ee arintaaas looga hadlo waxaa uu shirkaasi caawa ka furmay magaalada Dooxa iyadoo lagu wado in la soo gabagabeeyo 13.05.2015 oo ku beegan maaalinta Arbacada.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa in uu khudbad ka jeediyo kulankaas caawa ka furmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar isla markaana uu si gaar ah khudbadiisa diirada ugu saaro arimaha dalka Soomaaliya dhanka dhaqaalaha.

CYMERA_20150510_230613 CYMERA_20150510_230655 CYMERA_20150510_230917

Previous Post

Horumarinta dhaqaalaha caasimadda oo laga shiray

Next Post

NUSOJ”AMISOM waa in ay wax ka badashaa baarista wariyayaasha{Warsaxaafadeed}

Next Post
NUSOJ”AMISOM waa in ay wax ka badashaa baarista wariyayaasha{Warsaxaafadeed}

NUSOJ"AMISOM waa in ay wax ka badashaa baarista wariyayaasha{Warsaxaafadeed}

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In