Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ogeysiis:- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadanaya Arday Ka Baxday Dugisyada Sare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Ogeysiis:- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadanaya Arday Ka Baxday Dugisyada Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Dadweynaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Dhalinyaro ka baxday Dugsiyada Sare oo qeyb ka noqoneysa ciidanka, taasi oo qeyb ka ah horumarinta Ciidanka Boliika Soomaaliyeed.

Haddaba cidii dooneysa in ay ka mid noqoto Ciidanka Boliika Soomaaliyeed waxa ay Codsiyadooda Geysan karaan Hogaanka Tababarada Boliiska, Waxaana codsadayaasha laga qaadi doonaa Imtixaanaad.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Shuruudaha laga Doonayo Codsadaha Waxaa ka mid ah:-

  • Inuu Caafimaad Qabo
  • Inuu Shahaadada Dugsiga Sare Oo Original uu Keensado islamarkaana aan macmal aheyn.
  • In Da’diisu ay u dhexeyso 19 ilaa 25 jir.
  • Inuusan Balwad laheyn.

Qabashada araajidu waxay bilaabaneysaa Akhristow 20.05.2015 waxayna ku egtahay 31.05.2015.

Previous Post

Madaxweynaha: “Waa in sharciga fursad la siiyaa, nidaamka garsoorkana la xushmeeyaa “Sawirro”

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha danta guud ee Cadaado “Sawirro”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha danta guud ee Cadaado “Sawirro”

Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha danta guud ee Cadaado "Sawirro"

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In