Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Markab Baarlamaanku kireeye ayaa Soo Qaadayo qaar ka mid ah Dadka Qaxootiga Ku Ah Dalka Yaman

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Markab Baarlamaanku kireeye  ayaa Soo Qaadayo qaar ka mid ah Dadka Qaxootiga Ku Ah Dalka Yaman
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa meel wanaagsan maraya u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Yemen, iyadoo dalkaasi uu ku xiranyahay markab Dowladda Soomaaliya ay u dirtay dadka oo heer gaba gaba ah rarida markabka.

in ka badan 900 oo qof ayaa markabka lagu soo raray oo dhawaan ka soo baxaya dalka Yemen kaasi oo dalkooda ku soo celin doono, waxaana guddi isugu jira Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Qunsuliyadda ay wadaan diiwaan galinta iyo tira koob ay ku sameynayaan qaxootiga ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

C/raxmaan Baana oo ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay ku howlanyihiin rarida markab Baarlamaanka Soomaaliya uu u diray Qaxootiga Yemen oo uu xusay in si wanaagsan arrintani ay u socoto islamarkaana uu kaga mahadcelinayo Dowladda Soomaaliya dadaalka ay ugu gurmaneyso dadkeeda.

C/raxmaan Baana ayaa sheegay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen in dhibaato weyn ay ku heysato dalkaasi islamarkaana saameyn culus ay ku yeesheen dagaalada ka socda, waxaana uu tilmaamay dadka uu soo qaadayo markabka in aan loo kala saareynin qaxooti waaye iyo qaxooti maaha muwaadin kasta uu markabka uu soo qaadayo.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka 18-05-2015

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In