Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ololaha dalkaaga dhiso oo ka socda gobolka shabeellaha dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ololaha dalkaaga dhiso oo ka socda gobolka shabeellaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Shabeellada Dhexe, ayaa sheegay in ay billaabeen ololaha dalkaaga dhiso, iyadoo dayactir lagu billaabay waddooyin ka mid ah degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Waddadaan dayactirka lagu wado ayaa  isku xirta degmada Jowhar ee gobolka shabellaha dhexe iyo deegaanka Kongo,  taasoo Burbursaneyd  kaddib markii uu ku soo fatahay wabiga shabeelle, iyadoo howshaas ay iska kaashanayaan maamulka gobolka iyo qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeedda gobolkaas.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026

Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa u mahadceliyay dhammaan dadka ka qayb qaadanaya howshaan waxa uuna yiri  “Fatahaadaha Gobolka shabeellaha dhexe way ku soo noq-noqdeen walow Taxadar dheeraad ah la muujiyay ,waxaan taagannahay inaan dayactir ku samaynno goobahaas oo uu saameeyay wabiga shabeelle, waxaan aad ugu mahadcelinayaa dhammaan dadka  ku nool gobolka shabeellaha dhexe ka qaybqaadashadooda arrintaan”.

Dhawaan ayey ahayd markii wabiga shabeelle uu ku fatahay deegaanno badan oo ku teetsan wabiga taas oo dhalisay burburka waddooyinka qaar iyadoo hadda maamulka gobolka iyo dadka ku nool gobolka shabeellaha dhexe ay isku taageen inay waddooyinkooda dhistaan.

Previous Post

Ciidammada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagar qabayaal iyo hubkoodii

Next Post

Dhismaha Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel wanaagsan Maraya

Next Post
Dhismaha Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel wanaagsan Maraya

Dhismaha Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel wanaagsan Maraya

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir-guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istaraatijiyadda Ciidanka XDS

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka XDS, kaas...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo baaq-nabadeed u dirtay beelaha ku dagaallamaya Hiiraan

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha KMG ah, ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In