Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel wanaagsan Maraya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo meel wanaagsan Maraya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga ku howlan dhismaha waddada isku xirta magaalada Gaalkacyo iyo degmada Hobyo ee gobolka mudug Cabduqaadir Maxamed shirwac oo waraysi siiyay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in meel wanaagsan marayso howshaas dhismaha ah.

“Waddadii Gaalkacyo iyo hobyo qaybtii koowaad  inaan dhamayno ayaa maalmo gooban naga xigta kaddib waxaa qorshaha ahaa inaan ku gabagabayno meesha la yiraahdo libaax siinye waddadaasi oo ah lix iyo toban mitir balleceedu la egyahay taasi oon rabno inaan ka dhigno waddo labada dhinac Baabuurtu ay ka mari karaan “ ayuu yiri. Guddoomiyaha Guddiga Dhismahaas qaabilsan.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhinaca kale Guddoomiyaha Guddiga ku howlan dhismaha waddaas  Cabduqaadir Maxamed Shirwac ayaa sheegay in dhammaadka dhismaha waddadaan kaddib wajiga labaad ay ka billaabayaan magalooyinka Wisil iyo Hobyo oo uu sheegay inay ku tallo waddo aad u dhib badan baabuurtana ay isticmaali garin,

Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay  jirin hay’ado ka caawinaya dhismaha waddooyinkaas  taas oo uu ku sheegay inay tahay in dadka Soomaaliyeed ay isku taageen inay dalkooda dhistaan.

Dhismaha waddadaan isku xirta Magaalada Gaalkacyo iyo Degmada hobyo oo dhirirkeedu gaarayo 260 kiiloo mitir waxaa si rasmi ah u dhagax dhigay sideedii bishii Abriil ee sannadkaan Madaxweynaha Galmudug iyo m’uuliyeen kale oo ka tirsan maamulka gobolka.

Previous Post

Ololaha dalkaaga dhiso oo ka socda gobolka shabeellaha dhexe

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In