Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin booqday xabsiga dhexe ee Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Odayaal dhaqameed xabad joojin kala dhex dhigay maleehiyaad ku dagaallamay Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si wada jir ah u booqdeen xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne, iyagoo u kuur galayey xaaladda Xabsiga iyo maxaabiista ku xiran.

Xildhibaan Maxamed Amiin iyo mas’uuliyiinta la socday waxa ay kormeerkooda ku qotomay sidii ay  ku ogaanayeen xaaladda maxaabiista ku jirta xabsiga Beladweyne, iyadoo mid mid u galay qolalka xabsiga dhexe, waxaana markiiay halkaasi gaareen ay warbixinno ka dhageysteen qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada Asluubta ee gobolka ku sugan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in dib u dhiska lagu sameeyay xabsiga dhexe ay tahay mid ay gacan kageysteen Jaaliyadda reer Beladweyne ee dalka dibadiisa ku nool iyo shacabka gobolkaasi ku dhaqan, taasi oo suurtagelisay dib u howlgelinta xabsiga, waxaana uu wacad ku maray inay garab istaagi doonaan sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda maxaabiista.

Xildhibaan Maxamed Amiin ayaa tilmaamay in ay dhiiri gelinayaan saraakiisha gatanta ku haysa xabsiga Beladweyne, ayna ku dadaalayaan sidii loo hirgelin lahaa xabsiyada kale ee gobolka ku yaalla.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Cayaartooyda Kubadda Kolleyga ee matalaya Muqdisho oo ku wajahan dalka Tanzania

Next Post
Cayaartooyda Kubadda Kolleyga ee matalaya Muqdisho oo ku wajahan dalka Tanzania

Cayaartooyda Kubadda Kolleyga ee matalaya Muqdisho oo ku wajahan dalka Tanzania

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In