Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo hormarinta waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo hormarinta waxbarashada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaani oo looga Tashanayey  hormarinta iyo tayeynta  waxbarashada dalka, dardar galinta qorshaha wasaradda waxbarashada xukumadda Soomaaliya  ay ku doonayso in  sanadkaan ay ardayda ka soo  baxaya dugsiyada sare  ee koofurta iyo bartamaha  kaga qaado imtixaan midaysay, samaynta manhaj  waxbarasho oo midaysan  iyo qobada kale ee laxiirta  arimaha waxrabashada dalka ayaa manta  ka furmay  magalaada
muuqdisho.
Shirkaani oo logu magacdaray aas-aaska wada tashiga midnimada waxbrashada Soomaliyeed  isla markaana aysoo qaban qaabisay wasaradda wax barashada Soomaliya   waxaa ka qayb galay  xubno ka socday
mamaulada  goboladda dalka  iyo aqoonyahano.

Wasiirka waxbarashada  hidaha  iyo  taclinta sare ee  xukumadda Soomaaliya marwo  Qadar Bashir Cali oo shirka furtay ayaa  wax ka waydiiyey  waxyabah shirkaan  looga hadlayo  mudo  2 cisho ah ee socdo

Related posts

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026

“inan  kada hadalno  imtixaanka midaysan , imtixaankii  midaysnaa, imxixaankii midaysanaa oo lo bahan yahay in gobolada dhan ay heegan u noqdan ,hadda walahen kuli waa wada hegan  waa wada diyaar howshii waa inoow adan  , imtixaankuna waa inoo hirgali donaa allah  haduu yiraahdo , mida 3aad waa inan  ka  hadalno sidii  minxooyinka  labiyo loo wada qaysan lahaa oo gobol kasta   wixii ku adan oo xaq ah loo siin lahaa loo lagu aadin lahaa  , 4aad waxaa waaye  waa inan  kawada hadalno si aayadiinka ardayga Soomaliyeed oo muqararka iyo manhajkiisa
an  ugu wada tashan lahayn,iyo sidii lays kugu diyaarin lahaa sanad “ayey tiri  wasiir Qadar.

Marwo Qadar Bashir Cali Wasiirka waxbarashada  hidaha  iyo  tacliinta sare oo wan wax ka waydiiyey  qorsha wasaradda  uga degsan  qaybbinta  deeqa waxbarasho ee ay  hesho  ayaa  tilmaantay in ardayda sanadkaan
wasaradu ay ka qaadayso  kuwa  gala  kaalimaha sare  ay helo doonan deeqo waxbarasho.

“Ardaydaan imtixaanka galeysakuwa ugu sareysane  kuli deeqo wax barasho  ayey heli doonaan ardayda ugusareysa boodooyinkooda deeqo wax barasho ayaa la siindoonaa marka waxa ay noqon doontaa een een deeqahaan baxbarasho waxaan u qeybsan doonaa is xaq  oo cadaalad ah oo gobal walba saameyneysa   ardey kastana awood siineyso in ay wax barato dad badan ayaa laga tagay dad badan ayaa laga leexiyay  dad badana waa laga tagay  “ayey tiri wasiirka waxbarashada Soomaliya.

Qorsha wasaradda waxbrasha  iyo tacliinta sare ay ku doonayso in sanadkaan ay qaado imxixaan midaysan  24 sano kadib ayaa  qayb ka ah hormaradda  ku talaabsanyan  hay’adda  kale duwan  ee dowlada
federaalka soomaliya.

IMG_9398 IMG_9400 IMG_9401 IMG_9404 IMG_9406 IMG_9407 IMG_9408 IMG_9409  IMG_9411 IMG_9413  IMG_9423 IMG_9425  IMG_9431 IMG_9433 IMG_9434  IMG_9440

 

SAWIR QAADE  QADAR CALI NUUR 

Previous Post

Agaasimaha Waaxda dabdamiska ee gobolka Banaadir oo UK kulan uga qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post

Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday dad Yemen ka soo qaxay {SAWIRRO}

Next Post
Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday dad Yemen ka soo qaxay {SAWIRRO}

Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo booqday dad Yemen ka soo qaxay {SAWIRRO}

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

April 15, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Ciidanka Qalabka Sida oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 60 ka tirsan Khawaarijta

April 15, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

April 15, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In