Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay maamul u sameynta qaar ka mid ah gobollada dalka “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay maamul u sameynta qaar ka mid ah gobollada dalka “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimaha Federaalka, gaar ahaan dhismaha maamullada gobollada Banaadir, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo kan gobollada dhexe oo hadda dhismihiisa loo fadhiyo Cadaado.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin iyo Aqoonyahanno ay ka mid ahaayeen Xaliimo Ismaaciil Ibraahin “Xaliimo Yareey” oo ah guddoomiyaha guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada dhexe, Cilmi Faarax Nuur Webi oo ah siyaasi ku sugan Beledweyne, Eng C/taxman Cumar Cismaan “Yariisoow” iyo Dr. Yaxye Cali Ibraahin oo ah guddoomiyaha Jaamacadda SIU.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Muddadii uu socday Barnaamijka ayaa qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka oo ku kala sugan dalka iyo dibadda waxa ay qadka telefoonka uga qeyb qaateen barnaamijka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/05/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CADALO-29.05.2015.mp3

IMG_9601 IMG_9603 IMG_9604 IMG_9606 IMG_9610 IMG_9611 IMG_9614 IMG_9620 IMG_9625 IMG_9628 IMG_9629 IMG_9632 IMG_9634 IMG_9635 IMG_9639 IMG_9640

Previous Post

Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah UGUS ka wada gobolka Bakool

Next Post

Kulan Looga Hadlayay Iskaashiga Caalamiga Ah iyo Dhameystirka Hiigsiga Cusub oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro ”

Next Post
Kulan Looga Hadlayay Iskaashiga Caalamiga Ah iyo Dhameystirka Hiigsiga Cusub oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro ”

Kulan Looga Hadlayay Iskaashiga Caalamiga Ah iyo Dhameystirka Hiigsiga Cusub oo Lagu Qabtay Nairobi “Sawirro ”

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In