Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqaatiir balan qaaday inay adeegyo caafimaad u fidinayaan muwaadiniinta Yemen ka imaaneysa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kenya oo markale bilaabaysa dib u soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Xeryaha Dhadhaab ku jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa  dadka ka soo cararaya dagaalada ka socda Wadanka Yeman ayaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho, aydoo ay  ka qeyb galeen  dhaqaatiir, ururrada bulshada raiydka iyo guddiga samata bixinta  Qaxootiga Soomaaliyeed.

Ka qeyb galayaasha kulanka ayaa si wada jir ah u gorfeeyay sida  ugu wanaagsan ee gurmad caafimaad loogu samayn karo dadkaasi, isla markaan dhibaatada loola qabeybsan lahaa, iyadoo Ururka dhaqaatirta Soomaaliyeed ay balan qaadeen in wax walbo oo gurmad ah o loo fidinayo dadkaasi dhibaataysan ee Walaalahooda  ah  ay diyaar u yahiin, ayna diyaarna layihiin  dhaqaatir la shaqeeyso  guddiga samata baxinta qaxootiga Soomaaliyed si dadkaasi loogu sameyo adeeg caafimaad.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026

Guddoomiyaha  Guddiga Samata baxinta Sheekh Nuur Baruud Gurxan ayaa u mahadceliyay dhaqaatiirta Soomaaliyeed kaalinta dareenka wadaninimo  leh  ay xanuunka ula qeybsan lahaayeen  dadkaasi   ka soo cararaya dagaaladda ka socda wadanka Yemen, ayna u fidiyaan adeegyo caafimaad oo dhameystiran.

Dr Maxamed Yuusuf oo ah guddoomiyaha Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay go’an tahay in gurmad dhan walbo ah ay la garab taagan yahiin dadkaasi walalahooda ah, ayna u soo dirayaan dhaqaatiir adeegyo caafimaad u fidisa.

Previous Post

Qaadista imtixaan mid ah oo laga taageeray Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo ka qeybgaley xafladda caleema saarka dhigiisa Sudan

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgaley xafladda caleema saarka dhigiisa Sudan

Madaxweynaha oo ka qeybgaley xafladda caleema saarka dhigiisa Sudan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In