Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xal u helida is maandhaafka u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada oo kulan laga yeeshay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xal u helida is maandhaafka u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada iyo Daladaha waxbarashada oo kulan laga yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay culimada Soomaaliyeed la qaateeen mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa is maandhaafka soo kala dhex galay wasaarada iyo daladaha waxbarashada dalka kaasoo salka ku haya qaadista imtixaanaadka mideysan ee ay qaadeyso wasaarada marka la gaaro 13 bishaan June .

Culimada ayaa waxaa ay wasaarada la wadaageeen in ay kulan la soo qaateeen mas’uuliyiinta daladaha wax barashada dalka isla markaana ay ku soo qanciyeen in ay taageeraan lana shaqeeyaan wasaarada isla markaana wasaarada ay ugu imaadeeen in ay ku dhiiri galiyaan howsha wanaagsan eee ay bulshada u hayso isla markaa waxaa ay u soo jeediyeeen culimadu madaxda wasaarada in imtixaankaasi uu yahay mid ka qayb qaadanaya hormarinta tacliinta.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Waxaa goob joog ahaa kulankaas dhanka wasaarada waxbarshada iyo bar baarinta wasiir ku xigeenka wasaaradaasi mudane Xaamud Cali Xasan iyo agaasimaha guud ee wasaarada waxaana uu wasiir ku xigeenku uga mahad naqay culimada dadaalkooda ku aadan xalinta arintaan waxaana uu u balan qaaday in ay wasaaradu diyaar u tahay in ay la tashato qaybaha bulshada.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan afhayeenka Hay’ada culimada Soomaaliyeed ayaa markii uu soo idlaaday kulanka ay wasaarada la qaateen waxaa uu faah faahin ka bixiyay qodobadii ugu muhiimsanaa.

Wasaarada wax barashada xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay dadaal ugu jirtaa sidii ay u tayey lahayd waxbarashada Soomaaliya isla markaana dalka oo dhan loo gaarsii lahaa in hal waqti imtixaanka laga qaado ardada hal manhajna loo sameeyo waxbarashada 13 June ayaana qorshuhu yahay in ardada dugsiyada sare ee bartamaha iyo koofurta dalka wax ka barata laga qaado Imtixaan mid ah.

Previous Post

Ciidan ilaaliya canshuuraha oo tababar loo soo xirey

Next Post

Xildhibaan Dhuxulow oo Caruurta Caseeyashaa hotelada ugu sameeyey Sandaqado ay ku shaqeystaan(Sawirro)

Next Post
Xildhibaan Dhuxulow oo Caruurta Caseeyashaa hotelada ugu sameeyey Sandaqado ay ku shaqeystaan(Sawirro)

Xildhibaan Dhuxulow oo Caruurta Caseeyashaa hotelada ugu sameeyey Sandaqado ay ku shaqeystaan(Sawirro)

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In