Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Ka Baxday Dugsiyada Sare Oo Soo Codsaday Ka Mid Noqoshada Ciidanka Boliiska Oo Imtixaan Laga Qaaday “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Arday Ka Baxday Dugsiyada Sare Oo Soo Codsaday Ka Mid Noqoshada Ciidanka Boliiska Oo Imtixaan Laga Qaaday “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo dhawaan Ogeysiis uu ka sii daayay Warbaahinta lagu ogeysiinayay ardayda ka baxay dugsiyada sare in ay ku soo biiri karaan ciidamada boliiska Soomaaliyeed oo ay ka mid noqonayaan ayaa maanta waxaa imtixaan magaalada ugu fariistay ardayda soo codsaday ka mid noqoshada ciidamada.

Taliyaha Booliska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasam Xaamud ayaa  furay imtixaanaadkaasi oo ardayda u faah faahiyay muhiimada ka mid noqoshada ciidanka boliiska Soomaaliyeed, waxaana uu u balan qaaday in uu ku dadaali doono sidii ay u heli lahaayeen tababaro la xiriira howlaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026
Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

July 15, 2026

Taliska Booliska Soomaaliyed ayaa fursad u siiyay Ardayda ka soo baxday Dugsiyada sare ee dalka inay ku soo biiraan ciidamada booliska qeybihiisa kala duwan, si bari ay u noqdaan saraakiishii hogaamin laheyd ciidanka.

20150610_115123_resized 20150610_115126_resized 20150610_115131_resized 20150610_115137_resized 20150610_115224_resized 20150610_115231_resized 20150610_115748_resized 20150610_121041_resized

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee...

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

July 15, 2026
0

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Maxamed Nuur, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay murugada la qeybsaneyaan Walaalahooda Qatar”

July 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Khudbad ka Jeediyay Furitaan Maalintii Labaad ee Madasha Saddexaad ee Horumarinta Soomaaliya

Minister of Foreign Affairs Addresses Second Day of the Third Somalia Development Forum (SDF 2026)

July 15, 2026
0

H.E. Abdisalam Abdi Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, today delivered the opening keynote address on the second...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In