Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xarunta Hanuuninta iyo Daaweynta  kutalax-tagga Diinta oo laga furey Muqdisho

????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa xarigga laga jaray Xarunta Hanuuninta iyo daaweyn kutalax-tagga diinta, waxaana ka qayb galay xafladan Wasiirka arrimaha Amniga, Wasiir key xigeenka Wasaaradda  Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,  taliyaha nabad sugidda, culimaa’udiin Culumaa udiin iyo Aqoonyahan.

Madaxa xarunta  Hanuuninta & Daawaynta kutalax-tagga diinta ee Cabdiraxmaan Sahal ayaa sheegay in xarunta ay xoogga saari doonto sidii fikirka qaldan ee lagu shubay dhalinyarada Soomaaliyeed  looga daawayn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed iyo cid kasta oo qabta cudurkaas.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo isna goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in dhallinyarada ay ka faa’iideystaan fursadda ay heystaan.

Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Jeneraal Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa xusay in xarunta ay noqon doonto goobta lagu dhaqan celiyo dhallinyarada la qalday.

Wasiir ku-xigeenka Awqaafta iyo Diinta Macalin Cali Aadan ayaa sheegay in ay la shaqeynayaan mas’uuliyiinta xaruntan, Wasaaraduna ay qorsheyneyso sidii ay arrintan ay ku taageeri lahayd.

Wasiirka Amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in loo baahanyahay in si wanaagsan loola shaqeeyo dadka xarunta gacanta ku haya, isagoo xusay inay tahay meesha kaliya ee laga hagi karo dadka lagu marin habaabiyay fikirka qaldan ee ay Shabaabku aaminsanyihiin.

Xarunta Hanuuninta iyo Daawaynta kutalax-tagga  waa Xarun Soomaaliyeed, oo madax bannaan, kana shaqaynaysa xalinta muranka la xiriira diinta, iyada oo adeegsanaya qaboobab kala duwan, sida wadahal, muxaadarooyin iyo qaabab kale oo dadka u horseedaya is fahan, is dhaxgal.

Previous Post

Madaxweyne Al-Bashiir oo Koonfur Afrika ka tagay xilli uu jirey amar maxkamadeed

Next Post

Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar

Next Post
Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar

Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In