Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda Nile oo Afurineysa Boqollaal qoysas danyar ah inta lagu jiro bisha Ramadan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hey’adda Nile oo Afurineysa Boqollaal qoysas danyar ah inta lagu jiro bisha Ramadan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirku xigeenka wasaradda Shaqadda iyo arrimaha bulshadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasarraddaasi ayaa ka qeyb galey xaflad lagu afuranayay boqollaal qoysas danyar ah.

Munaasabadda oo lagu qabtay dugsigii farsamada ee Buula tikniko  ayaa lagu maamuusayay qorshe ay hey’adda Nile ugu talagashay iney ku afuriso ilaa 500 oo qoysas danyar ah inta ay socoto bisha barakeysan ee Ramadan.

Related posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026

Masuul u hadley hayadda Nile ee afurinta u sameysa dadkan danyarta ah ayaa sheegay in hey’addu ay bilowday qorshe ay ku afurineyso ilaa 500 oo qoysas danyar ah inta ay socoto bisha barakeysan ee Ramadan isagoo intaa ku daray in dadkaasi ay heli doonaan habeen kasta cunto Afur ah oo ku filan.

Wasiir ku xigeenka wasaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Cismaan Libaax Ibraahin ayaa xarigga ka jarey ugu danbayn barnaamijkan afurinta dadka danyarta ah waxa uuna uga mahadceliyey hayadda Nile Caawinta dadka Soomaaliyeed ee danyarta ah.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho 19. 06. 2015.

Next Post

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka Masar

Next Post
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka Masar

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ka warbixiyay safar uu ku tegay dalka Masar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In