Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadkan naafada ah oo maanta shirkada Hormuud  foundation ay u qaybisay deeqda lacagta ah ayaa waxaa ay gaarayaan 500 oo ruux waxaana qofkiiba la siiyay 100 Dollar oo cadaan ah iyadoo mas’uuliyiinta Hormuud Foundation ay ku sugnaayeen goobta. Kulan lagu  qabtay magaalada Muqdisho ayaa dadkaan naafada ah lagu gudoonsiiyay lacagtaan oo gaareysay 50 kun oo doolar waxaana aad uga mahad celiyay caawinaada Hormuud Foundation dadka masaakiinta ah ee lacagta ay shirkadu siisay.

Maamulaha waaxda samafalka ee  Hormuud foundation Muuse Axmed Nuur oo ka hadlay deeqdaan ay dadka naafada ah siiyeen  sheegay in muhiimadoodi ay tahay in shirkadaha kale iyo ganacsatadu ku daysadaan oo la caawiyo dadka naafada ah.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

“Maanta waxay meeshaan isugu keentay shan boqol oo qof oo isugu jirta  naafada nuucayadeeda kala duwan oo indhoolayaasha ama dadka araga la’ iyo dadka xubnaha la’  shantaa boqol oo qof insha’alaahu  waxaan maanta siineynaa qofkiiba 100 dollar oo aan ugu talo galnay in uu ku afuro”. ayuu yiri Muuse.

Shirkada Hormuud waxaa ay ka mid tahay shirkadaha ganacsi ee  sida garka ah loo leeyhay ee mar walba la arko iyagoo garab taagan oo cawinaya dadka dhibanayaasha ah waxaana horay ay u gaarsiiyeen gar gaar Maxaabiista xabsiga dhexe ee Xamar ku jirta iyo naafada xoogga dalka ee ku jirta isbitaalka Martiini.

1 2 3 4 5 7 8 9 10

W/D: Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Ra’isulwasaare ku xigeenka oo dalka ku soo laabtay

Next Post

Xidldhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo la dhaariyaya

Next Post
Xidldhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo la dhaariyaya

Xidldhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo la dhaariyaya

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In