Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga qaban qaabada maalmaha xoriyada oo ka hadlay halka ay marayso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga Qabanqaabada Xukusa Maalmaha Xuriyadda Ayaa maanta kulan la qaatay masuliyiinta Maamulka Gobalka Banadir iyagoo Ka wadahadlay Sida ay u socota Qabanqaabada Xuska Todobaadka Xuriyadda Soomaalliya Oo Nagu Soo began maalmo yarna ay naga xigaan .

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii maalmahaas ku weyn ummadda Soomaaliyed kor loogu qaadi lahaa oo ay u noqon lahaayeen maalmo ay ka wada qayb qaataan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo si gaar ah maamulka gobolka Banaadir doorka uu ku leeyahay munaasabadahaas qaban qaabintooda.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya ahna gudoomiyaha gudiga qaban qaabada munaasabadahaas oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay sida ay wax u socdaan iyo waxyaabaha maanta laga wada hadlay.

“Waxaan u sheegayaa shacabka Soomaaliyeed in ay si fiican u socoto qaban qaabada maalmaha qaranimada Soomaaliyeed 26 june kowda July iyo sidoo kale 27 ka July oo iyaduna ah markii ay xornimada qaateen walaalaha Jabuuti xornimadaasoo umadda Soomaaliyeed ay ugu istaagtay si hufan maantana ay yihiin garab walaal ah oo na garab taagan

Previous Post

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxii maanta

Next Post

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb galay shir Muqdisho ka furmay

Next Post
Ku simaha Ra’iisul wasaaraha dalka oo kulan la yeeshay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qayb galay shir Muqdisho ka furmay

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In