Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas Ku Nool Baydhabo Oo Deeq Raashin La Siiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Saldanada Cumaan ayaa shalay deeq raashin ah waxa ay u qeybisay dad danyar ah oo ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, waxaana dadkaasi qaarkood ay yihiin kuwa ka soo cararay colaada Yemen oo xaalada dhanka nolosha ah ay ku heysato Baydhabo.

Halka lagu qeybinayay deeqdaasi raashinka ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bay iyo kan degmada Beydhabo, waxaana qeybinta raashinkaasi ay ku dhamaatay si wanaagsan.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Qoysaska raashinka loo qebinayay ayaa sida aad sawirada ka arki kartaanba waxaa si nidaamsan loogu qeybiyay raashinkii Dowlada Cuman ugu deeqday.

dadka danyarta ah ee ka faa’ideystay deeqdaasi ayaa waxaa ay sheegen in ay aad iyo aad uga mahadnaqayaan dhamaan howlwadeenada dowladda Cumaan iyo dadka gacanta ka geystay in deeqda la gaarsiiyo.

Maalmihii la soo dhaafay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaa ka socday siinta gar-gaar ay dadka masaakiinta ah ugu talo gashay dowladda Cumaan,  iyadoo bulshada danyarta ah  ee ku dhaqan guud ahaan magaalada Baydhabo ay yihiin kuwo u baahan caawimaad dhab ah.

Previous Post

Araaji Qabashada Musharaxiinta U Taagan Xilka Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Heer Gaba gaba Ah Maraya

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo geba_gabeysay raashin qeybin ka socotay Muqdisho

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In