Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xisbiga Daljir oo carruur agoon ah deeq lacageed gaarsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xisbiga Daljir oo carruur agoon ah deeq lacageed gaarsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xisbiga Daljir ayaa maanta deeq lacageed guddoonsiisay carruur agoon ah oo Jimciyadda SOHEDA ay gacanta ku heyso, kaasi oo loogu talagalay inay ku iibsadaan dhar, waxaana ka qeyb galay Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo dad kale.

Deeqda lacagta oo gaareysay saddex boqol oo doolarka Mareykanka ayaa waxaa goobta ka hadashay Dahraan Muuse Xaaji oo ku hadlay afka Qurbo joogta ee munaasabadda ka qeyb gashay ayaa ka mahadcelisay sida loogu gurmaday carruurta agoonta ah.

Related posts

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026

Xoghayaha Xisbiga Xisbiga Daljir Xasan Xaaji Ibraahim ayaa tilmaamay in carruurta agoonta ay mudanyihiin intan ka badan, isagoo ku baaqay in carruurta agoonta ah la gar gaaro oo qofkasta oo Soomaaliyeed uu u istaago sidii carruurta agoonta ah looga qeyb gelin lahaa farxadda munaasabadda ciidda.

Xildhibaan Bashiir Cadow Cali oo gaba gabadii ka hadlay madasha ayaa umahad celiyay xisbigan deeqda garsiiyay carruurta agoonta ah.

Deeqdaan ayaa ku soo aadayso xilli maanta oo kale dalalka Muslimiinta ay u aqoonsadeen Maalinta Agoonta Islaamka.

DSC03522 DSC03524 DSC03526 DSC03527 DSC03528 DSC03540 DSC03542 DSC03546 DSC03547 DSC03555 DSC03557 DSC03564 DSC03567 DSC03570 DSC03576 DSC03583

DSC03588 DSC03590 DSC03593 DSC03605 DSC03608 DSC03609 DSC03610 DSC03613 DSC03623 DSC03631 DSC03632

 

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Feereysane)

Previous Post

Maamulka Degmada Waaberi oo dhallinyaro u furay tababar dhanka sawir qaadista ah “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

Ciidanka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Sablaale

July 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa ka...

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In