Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Onkod “7-Maleeshiyo ayaan ku kharijinay howlgalki aan sameynay” SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Taliyaha Ciidanka Onkod “7-Maleeshiyo ayaan ku kharijinay howlgalki aan sameynay” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lix ka tirsan Maleshiyaadka kooxda Shabaab ayaa lagu khaarijiyey Howlgalki Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Onkod iyo kuwa booliska ay sida wada jirka ah uga fuliyeen Maleshiyaadki soo weeraray Hotel Wehliye, Sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiye sarkaalka hogaaminaayey Howlgalkaas.

Sargaalka ayaa hadalka intaas ku sii daray in midkii todobaad uu isku qarxiyey Hotelka banaankiisa oo ay guud ahaan tirada maleeshiyaadka la dhimatay ay noqoneyso 7 maleeshiyo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo ku sugan Hotel wehliye oo isna la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay soo gabo gabeeyeen howgallo ay ka fuliyeen Hotel Wehliye, halkaasi oo ay kolkii hore ay difaac xoogan muujiyeen ciidamadii Ilaalada ka ahayd Hotelka.

Afhayeenka ayaa xusay in ciidamada amniga ay iminka gacanta ku hayaan Hotel Wehliye, halkaasi oo ay dil u geysteen dhamaan kooxihii weerarka soo qaaday.

Sidoo kale ciidamada ayaa iminka howgallo ka wada Hotel Siyaad halkaasi oo ka mid ah goobaha ay argagixisadu weerarka ku soo qaaday.

Maleeshiyadkaan ayaa weerarka ku soo qaday shacab si nabad ah ku soomay maanta xiligasna afur u fadhiya, Culimada ayaa sheegay in qof muslim ah oo sooman bishi Ramadaan in la soo weeraro oo la dhibaateeyo ay tahay Allah iyo Rasuulkiisa wax looga fogaanaayo, laguna muteysanaayo ciqaab aad u adag, balse maleeshiyada khawaarijta ayaa qaatay fahan khaldan oo ka soo horjeeda shareecada Islaamka.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

Previous Post

Maleeshiyad ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar ku soo qaaday goobo ay ku afurayeen Dad Shacab ah,

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Mquqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Mquqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In