Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejisay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka oo deeq dawo ah ku wareejisay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda mudane Cismaan Daallo waxaa uu deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe,si loogu adeego dadka ku dhaqan gobolkaasi.

Deeqdan dawada ah oo ka kooban noocyo badan ayaa waxaa mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ku wareejiyay wasiirka ku xigeenka wasaaradda caafimaadka, iyadoo sidoo kalena ay goob joog ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda caafimaadka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Mudane Cismaan Daallo wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in deeqdan maanta lagu wareejiyay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ay qeyb ka tahay dadaalada wasaaraddu ay ku dooneyso in ay kor ugu qaado caafimaadka dadka Soomaaliyeed.

Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dame waxaa ay deeq sidan oo kale ah ku wareejiysay qaar kamid ah isbitaalada magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kalena deeq dawo ah gaarsiisya xarumaha caafimaad oo ku kala yaala magaalooyinka Baydhabo, Xudur iyo Cadaado, waxay sidoo kale deeq tan lamid ah ku wareejisay dhowaan madaxweynaha maamulka Khaatumo.

vlcsnap-2015-07-13-14h38m36s14 vlcsnap-2015-07-13-14h38m58s239 vlcsnap-2015-07-13-14h39m27s20 vlcsnap-2015-07-13-14h39m43s184 vlcsnap-2015-07-13-14h39m52s12 vlcsnap-2015-07-13-14h40m30s135 vlcsnap-2015-07-13-14h41m03s214 vlcsnap-2015-07-13-14h41m14s64 vlcsnap-2015-07-13-14h41m36s32

Sawir Qaade: Maxamed Ibraahim Raage

Previous Post

Ku simaha Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyey geerida Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulan la qaatay Madaxda Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulan la qaatay Madaxda Galmudug “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo kulan la qaatay Madaxda Galmudug "SAWIRRO"

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In