Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro kormeerey xero lagu daryeelo carruur agoon ah

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro kormeerey xero lagu daryeelo carruur agoon ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasirka Cadaalada iyo Wasiirka Amniga oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka Asluubta iyo saraakiisha Asluubta ayaa maanta kormeerey xarunta taliska ciidanka, halkaas oo lagu xanaaneeyo carruur agoon ah iyo kuwo ku dacdareysanaa magaalada Muqdisho.

U jeedada kormeerka masโ€™uuliyiintan ayaa aheyd in deeq isugu jirta raashiin iyo ย dhar ah la gaarsiiyo carruurtaas si ay ugu ciidaan maadaama ay maalmo kooban uun ay inaga xigto ciida.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Masโ€™uuliyiintan maanta xaruntaasi kormeerey ayaa sidoo kale waxaa wehliyay saraakiil ka socota heyโ€™adda ZamZam, ayagoo balan qaaday in daryeelka carruurtan.

Sareeye gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in carruurta halkan ku jirta ay yihiin kuwo taliska ciidanka Asluubta uu xanaaneeyo isla markaana ay u baahan yihiin in daryeel loo fidiyo.

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rasaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay heyโ€™adaha samafalka in ay caawiyaan carruurta aan heysan daryeelka ee ku magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya aysan kaligeed ku filneyd xanaaneynta carruurta.

C/laahi Axmed Jaamac oo ah wasiirka cadaalada ee dowladda Soomaaliya ayaa la dardaarmay carruurta derbi jiifka ah iyo kuwo kale in ay ku dadaalaan waxbarashada.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku nool carruur aad u fara badan oo aan heysan wax daryeel ah iyadoo taasina ay sabab u tahay carruurtaas oo qoysaska ay ka soo jeedaan ah kuwo sabool ah oo fara maran.

Previous Post

Barnaamijka Nugliyeerka Iran oo heshiis hor u dhac laga gaaray

Next Post

Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa “SAWIRRO”

Next Post
Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa “SAWIRRO”

Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In