Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ka tagtay Qaaradda afrika oo Tababar uga socda dalka Maraykanka Dhageyso+ Daawo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro ka tagtay Qaaradda afrika oo Tababar uga socda dalka Maraykanka Dhageyso+ Daawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kudhawaad 500 oo Dhallinyaro ka yimid Qaaradda Afrika ayaa Tababar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan waxa uu uga furmay dalka Maraykanka, iyadoo dadkaasi ay qayb ka yihiin Afar Dhallinyaro Soomaali ah.

Khadiijo Ciise iyo sadax kale oo Soomaaliya u Matalayay Tababarkaasi ayaa sheegay in Dhallinyarada labaray Hoggaaminta Wanaagsan iyo Faa’iidada Dhallinyarada Hoggaaminta Wanaagsan ay u leedahay Khadiijo oo u warrantay Radio Muqdisho ayaa sheegtay.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026

“ Tababarkaan waxa uu ku saabsan yahay Hoggaaminta wanaagsan waxaa soo qaban qaabiyay Madaxweynaha maraykanka Waxaa nala baray Qaabka casriga ah ee wax loo hoggaamiyo iyo sida Ururada bulshada u shaqeeyaan”

Dhanka kale Dhalliyaradaan ka qayb galaya Tababarka ayaa ka kala imaaday illaa iyo 50 – dal oo ka mid ah Qaaradda Afrika iyadoo sheegtay Kkadiijo in ay ka mid noqotay boqol  dhalliyaro ah oo loo xushay in si gaar ah loo Tababari doono.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/WAREYSI-KHADIIJO-CIISE-sax.mp3

Afarta Soomaalida ah, Ergayga Mareykanka Soomaaliya u qaabilsan iyo ku xigeenkiisa Aqoon-kororsi aan u tagnay Xarunta Congress-ka Mareykanka- US Capitol. Garoonka cayaaraha Baseball-ka ee New York Gudaha xarunta Qaramada Midoobay- qolka ay Madaxda Caalamku ku shiraan Haweeney ku guuleysatay Nobel Peace Prize oo u dhalatay dalka Liberia- Leymah Gbowee  Kulan aan la yeelannay maamulka magaalada Newark Kulan ka mid ah kulamada aan la yeelannay Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Mareykanka Kulankii sagootinta ee uu noo sameeyey Ergayga gaarka ah ee Mareykanka Soomaaliya u qaabilsan-James P. McAnulty Presentation Soomaaliya ku saabsan Taallada Abraham Lincoln- Madaxweynihii 16-aad ee Mareykanka Wacyi-gelinta bulshada- howl Iskaa-wax u qabso ah oo aan la sameymeynno Urur Mareykan ah

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo ku sii jeeda Deegaannada Alshabaab ay ku sugan yihiin

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

DFS oo ka qaybgashay Shirweynaha 4-aad ee caalamiga ah ee Anshaxa Garaadka Macmalka

September 15, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In