Saturday, June 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo Ammaanka lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howllgalo lagu xaqiijinaya Ammaanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, iyadoo saraakiisha Howlgalladaasi Hogaaminayay ay ka warbixiyeen halka ay wax marayaan.

Labo xidigle Maxamed Muumin Cilmi ayaa sheegay in Howlgalladaas Ammaanka lagu Adkeeynayay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen Deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan gaar ahaa degmada maxaas ee Gobolkaas.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026

“wali waxaan waddnaa Howlgalladii adkaynta ammaanka kaasoo ay sameynayaa ciidammadda xoogga dalka iyo Kuwa AMISOM hadda aan kula hadlaayo ciidanku waxa ay joogaan tuulo la yiraahdo Wabxo oo kala barta galgaduud iyo hiiraan qorshahana waa inaan Bacsannaa kooxda Alshabaab” ayuu yiri Labo Xidigle Maxamed Muumin.

Dhanka kale Labo xidigle Maxamed Muumin ayaa sheegay in Ciidanka Dowladda oo kaashanaaya kuwa AMISIOM ay sii wadi doonaa Howlgallada lagu baacsanayo kooxda Alshabaab isla markaana ciidanku ay isku diyaarinayaan in ay kooxda Alshabaab  ka saaraan deegaannada ay uga sugan yihiin Soodinta kala qaybisa Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

NUSOJ oo cambaareysay Xarrigga labo Weriye oo Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo.

Next Post
NUSOJ oo cambaareysay Xarrigga labo Weriye oo Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo.

NUSOJ oo cambaareysay Xarrigga labo Weriye oo Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Dhagax-tuur

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya maamuuska halyeeyadii naf u huray soo dhicinta gobanimada dalkeenna...

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Burkina Faso, oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

June 26, 2026
0

Danjiraha JFS ee dalka South Sudan, isla markaana ah Danjiraha Ma-degenaha ah ee Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusay 66 sano...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay xuska 66-sano guurada xornimadii Gobolada Waqooyi ee Dalka

June 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In