Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso Magacyada Ciyaryahannada kooxda heegan ugu soo horeeya Safka ciyaarta Galabta ka dheceysa Tanzania

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciyaarta ugu horaysa ee dalka  Tanzania ka dhecaysa Galabta yaa dheeli doona “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Kooxda kubadda cagta ee Heegan ayaa Galabta la  ciyaareysa kulankeeda ugu hroeeya ee tartankan kooxaha Bariga iyo Bartamaha Afrika koox ka socota Burundi

Heegan  ayaa waxa ay is arki doonan   kooxda LLB Academic FC ee dalka Brundi waxaana ciyaartaas la dheeli doonaa 4:00 Galabnimo  xilliga Soomaaliya.

Kooxad ku badda cagta heegan ee ciidanka boliiska ayaa garoonka ku soo gali doona galabta

Goolhaye  Maxamed Subeyru No-1

Difaac. Cabdikariin Abuukr Boqari. No-5, Mahad Maxamed Xaaji No-2,  Xasan Xuseen No-5 .

Khadka Dhexe.:  Siidi Maxamed Cumar  No-6, Samseng Chukwu No,14, Mahad Muxudiin Xaaji No-8 iyo  Keneye Kafunye Imam, No-12.

Weerarka: Jabriil Xasan fariid No-10 iyo  Ziyo Zunapoio.

Ciyaartoyda keydka

Ciyaartoyda Keydka:  Mustaf Khalid Xuseen, Goolhaye No. 20,  Yaxye Cali Mursal No-3, Yaasiin Yuusuf Cabddulle No.19,  Cusmaan Yuusf Cusmaan No, 16, Maxamed Axmed Maxamed No-11,  Maxamuud Cabdinuur Meyman No-17, Cabdicasis Maxamed Ismaacil No,13,  Sharma’arke Maxamed Cadbisalaam, No-7, cabdiraxmaan Ibraahin Muudeey.

dib kala soco wararkaas ee ciyarta galabta 

Previous Post

Ciyaarta ugu horaysa ee dalka Tanzania ka dhecaysa Galabta yaa dheeli doona “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In