Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Liibiya: Wiil uu dhalay Qadaafi oo dil lagu xukumay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Liibiya: Wiil uu dhalay Qadaafi oo dil lagu xukumay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taalla dalka Liibiya ayaa dil ku xukuntay wiilka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee Liibiya Mucamal Al-Qadaafi ee lagu magacaabo Saif al-Islam, iyo sideed qof oo kale oo lagu eedeeyay inay galeen dambiyo dagaal, intii uu socday kacdoonkii Liibiya ee xukunka looga tuuray kaddibna lagu dilay Mucamal Al-Qadaafi 2011kii.

Seyfal Islaam iyo shakhsiyaad kale oo ka tirsanaa dowladdii hore ee Libiya ayaa xirnaa muddooyinkii la soo dhaafay, ayagoo lagu eedeeyay in ay waxyeeleen dadkii dhigayay mudaharaadkii lagu riday dowladdii uu hoggaaminayay Qadaafi.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Saif al-Islam ma uusan joogin maxkamadda xukunka ku ridday oo soo bandhigtay cadddeymo muuqaal ah oo muujinaya dambiga lagu soo oogay.

Waxaa qabatay Seyful-Islam koox ka mid ahayd dhaqdhaqii riday dowladda oo ku sugan degaanka Zintan, kuwaas oo diiday inay sii daayaan.

Madixii hore ee sirdoonka Liibiya Abdallah al-Senousi, ayaa ka mid ah dadka wajaha xukunka dilka ah.

Dadka lagu riday xukunka waxaa u bannaan inay racfaan ka qaataan sida ay sheegayaanw ararka laga helayo magaalada Tripoli ee dalka Liibiya.

Dadka la soo eedeeyay qaarkood ayaa lagu riday xukunno u dhaxeeya 5 sano ilaa xabsi daa’in.

Previous Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 28.07.2015

Next Post

NATO oo ka shiraya xaaladda xadka Siiriya iyo Turkiga

Next Post
NATO oo ka shiraya xaaladda xadka Siiriya iyo Turkiga

NATO oo ka shiraya xaaladda xadka Siiriya iyo Turkiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In