Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Nabad sugidda Qaranka oo bogaadiyay amniga ka jira Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Nabad Sugida Qaranka Oo Xalay Kormeeray Isgoysyada Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jeneraal Cabdiraxman Maxamed Tuuryare oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa kormeer ku tagey xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Kismaayo iyo qaar kamid ah saldhigyada ay ciidanka sirdoonka Qaranku ku leeyihiin magaaladaasi, isagoo socod kusoo maray bartamaha habeenka ilaa saqda dhexe wadooyinka magaalada oo ay dadweynuhu si kalsooni ku dheehantahay u mahsaaxayaan,

Taliyaha Hay’adda Nabadsigida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sidoo kale socod lug ah kusoo maray suuqyada magaaladaasi iyo goobaha ay dadku isugu yimaadaan, isagoo goobaha laga cunteeyo qaarkood kula shah cabay dadweynaha reer Kismaaayo, kuwaasoo uu ka xog wareystay xaaladaha amni iyo hadii ay jiraan dhibaatooyin xagga amniga ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Qaar kamid ah dhallinyarada magaalada Kismaayo oo ay wadooyinka ku kulmeen ayuu taliyuhu u sheegay in dowladda, gaar ahaan Hay’ada Nabadusgidu abaal marin doonto cid kasta oo la wadaagta xoga argagaxisada meelaha ay ku dhuumaleysanayaan.

Jeneraal tuuryare ayaa ciidanka amniga ku bogaadiyay howlaha Nabadgelyo ee ay ka wadaan magaalada Kismaayo.

“Dagaalka Al-Shabaab waxa uu kusoo uruuray been abuur, sidaas darteed waa inaan dadkeena dhegaha looga shubin dacaayadda iyo marin habaabinta argagaxisada, haloo caqli celiyo, dhalintu ay Shabaabku marin habaabiyeen, xiligan goobihii ugu dambeeyay ayaa laga sifeeynayaa argagixisada Al-Shabaab” ayuuu yiri Taliye Tuuryare.

 

Previous Post

Baarlamanka Galmudug oo ansixyay Dasturka maamulkaas

Next Post

WACYIGELINTA WAXYEELADA CUDURKA CAGAARSHOWGA

Next Post
WACYIGELINTA WAXYEELADA CUDURKA CAGAARSHOWGA

WACYIGELINTA WAXYEELADA CUDURKA CAGAARSHOWGA

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In