Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Eng, Yariisow oo ka hadlay ahmiyadda uu shirka maanta u leeyahay dowladda “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ah lataliyaha Wasiirka Warfaafinta ee dhanka Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirka maanta ka furmaya Muqdisho uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Eng Yariisow oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka uu socon doono muddo labo cisho ah, isla markaana uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, ayna fursad u noqon karto sidii dowladda ay xubnaha ka qeybgalaya u gudbin lahayd qorshayaasha horyaala.

Related posts

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026

“Shirka waxa diirada lagu saarayaa waxa ka dhaqan galay shirkii kan ka horeeyay ee lagu qabtay Copenhagen, ajandaha ku jira in ilaa iyo December la qabto waxyaabaha la isla meel dhig shirka maanta, waa shir masiirka Soomaaliya lagu gorfeynayo, runtii ahmid weyn ayuu u leeyahay Soomaaliya”ayuu yiri Eng Yariisow oo hadadlkiisa ku daray, “Go’ankii wada jirka ahaa ee ay soo saareen Xukuumadda iyo Baarlamaanka ee ah in aan dhici karin doorasho hal qof iyo hal cod ay tahay mid muujinayaa in dowladdu ay mowqifkeeda hor dhigto shirka caalamiga ah ee maanta furmaya”.

Halkan ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/Wareysi-Eng-yariisow-shirka-maanta-29.07.2015.mp3

Previous Post

Amniga magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

Next Post

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

Next Post
DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In