Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ogeysiineysaa in ay qaadaneyso wariyeyaal, Barnaamij soo saareyaal iyo khubaro aqoon u leh hawlaha Warbaahinta, IT iyo Website-ka, kuwaasoo ka hawl geli doono Warbaahinda Dawladda ย sida SNTV, Radiyo Muqdisho iyo Website-yada.
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...












