Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed ee maanta laga fuliyay xaafado ka mid ah degmada Hodan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Olole nadaafadeed ee maanta laga fuliyay xaafado ka mid ah degmada Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Olole nadaafadeed oo ay ka qeyb qaadanayeen qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Hodan ayaa maanta laga fuliyay xaafado ka mid ah degmadaasi.

Olalahani nadaafaded oo uu horkacaayay Gudoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad Ibraahim ayaa laga sameeyay qeybo ka id ah Waddooyinka Shiirkole iyo Taleex ee degmada Hodan waxaana Olalahaasi qeyb ka ahaa gaadiidka waaweeyn ee qashinka qaada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Gyddoomiyaha Degmadaasi ayaa kormeeray goobaha ay ka socdeen olalaha nadaafadda. iyadoo bulshada Ku sugan  nawaaxiga uu olalahaasi ka socday kula dar daarmay in ay ka shaqeyaan Nadaafada iyo Bilicda Degmada.

Axmed Salaad Ibraahim gudoomiyaha Degmada Hodan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa yiri “Waaxda Taleex laanta shiirkole insha allah waxaan rajeyneynaa haddii alla idmo in degmada si isku mid ah aan uga qabanao olale nadaafed oo looga soo horjeedo qashinka iyo wasaqda islamarkaana lagu soo celinaayo Bilida Degmada waxaana shacabka degmada kunool looga bahaan yahay in ay ka qeyb qaatan nadaafada degmada si degmada ay u noqoto mid nadiif ah qashinka waxuu qeyb ka yahay aamni darada marka taasna waan ka soo horjeedna”

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo maanta furay shir caalami ah oo looga hadlayo horumarka Soomaaliya “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha oo maanta furay shir caalami ah oo looga hadlayo horumarka Soomaaliya “Sawirro”

Madaxweynaha oo maanta furay shir caalami ah oo looga hadlayo horumarka Soomaaliya "Sawirro"

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In