Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo soo bandhigtay Hindise sharciyeed ku aaddan xadgudubyada haweenka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa soo bandhigtay hindishe sharciyeed ka hortaga xadgudubyada Jinsiga.

Shirkani oo ay kasoo qeyb gashay wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka iyo horumarinta xaquuqal aadanaha ee xukuumada Soomaliya Muumuni Sheekh Cumar ,  ururada bulshada, Wakiila kasocda Maamul gobaleyd yada dalka kajira, Xubna kasocday Hey’ada  Q. Midobay u qaabilsan Hormarinta Bulshada ee UNFPA iyo xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka,

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Shirka ayaa inta uu socday waxaa looga dooday ahmiyadda uu shirklani u lee yahay Bulshada Soomaliyed iyo sidii dhaqan galintiisa loogu qeyb qaadan lahaay iyadoo goobta shirka ka socday lagu soo bandhigay Hindise sharciyeedka ka hortaga Danbiyada laxariira Jinsiga.

Dadkii ka qeyb galay shirkasi qaar kood waxey soo jeediyeen in Dowlada Soomaliya  ay dar dar galiso dhaqan galinta hindis sharciyedkan ay soo bandhigtay wasaarada.

Ifraax Macalin Axmed oo ah lataliyaha wasaarada haweenka iyo hormarinta xaquuqal aadanaha u qaabilsan dhanka xadgudub yada haweenka ayaa sheegtay  in Bulshada Soomaliyed ee kunool magaalada Muqdisho iyo gobalada dalka looga baahan yahay in ay Taageran dhaqangalinta sharcigan.

Wasiir Kuxigeenka wasaarada Haweenka iyo hormarinta xaquuqal insaanka Muumino Sheekh Cumar oo warbaahinta la hadashay ayaa sharaxad ka bixisay faa idooyinka ay bulshada soomaliyed u lee dahay Hirgalinta Hidis sharciyedka ka horgatag Danbiyada Laxariira Jinsiga.

 

Previous Post

Ciidanka NISA oo howlgal ku soo qabtay dhallinyaro ka tirsan maleeshiyaadka UGUS

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In