Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka warfafinta” maaha in sida xoolo meel lagu soo xirto qof gudanaya waajibkiisa Shaqo”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in beesha caalamka ay bogaadisay horumarka dowladda “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay Xarigga wariyaasha u Xiran maamulka Ahlusunna waljamaaca, isagoo baaq u diray Mamulkaas.

Wasiir Maareeye ayaa ugu baaqay Ahlusunna inay si shuruud la,aan ah u sii dayso Wariyaasha Gacanta ugu jira  Maalintii sadaxaad.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waa Arrin Aanan haboonayn in Xadgudub loo geysto wariyaasha  wixii qaldan waa laysla ogaanayaa laakiin maaha in sida xoolo meel lagu soo xirto qof gudanaya waajibkiisa Shaqo ee loo Idmay, Ahlusunna waxaan leeyahay ha Siidaayaan wariyaasha” Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Waajibka wariyaasha ayaa ah in  uu si xoriyad ah u soo gudbiyo xogta muhiimka ah ee ka jira Gudaha iyo Dibadda  laakiin maaha in iyadoo lagu Xadgudbayo  Xoriyadda hadalka iyo Runta  la dhibaateeyo Wariyaha, iyadoo loo Adeegsanayo Xarig,Dil iyo Hanjabaad  taas oo ay hadda sameeyeen ciidamo ka Ammar qaadanaya Maamulka Ahlusunna Waljamaaca,  maalintii sadaxaad u xiran lix wariye oo ka howlgalayay Magaalada Dhuusamarreeb ee Gobolka Galgaduud.

Ururka Ahlusunna 48-kii saac la soo dhaafay waxa ay magaalada dhuusmarreeb ku xireen Lix wariye oo u shaqeynayay Warbaahinno kala duwan ilaa hadana faahfaahin badan lagama hayo sababaha loo xiray suxufiyiintaasi.

Previous Post

Baaq loo diray Ahlusunna waljamaaca

Next Post

Baarlamanka oo ka dooday Been Xalaalaynta Lacagaha iyo Maalgalinta Argagixisada

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Baarlamanka oo ka dooday Been Xalaalaynta Lacagaha iyo Maalgalinta Argagixisada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In