Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Looga Hadlay Horumarinta Maamul Goboleedyada Iyo Maareynta Deeqaha Soomaaliya La Siiyo Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shir Looga Hadlay Horumarinta Maamul Goboleedyada Iyo Maareynta Deeqaha Soomaaliya La Siiyo Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani  oo galay maalintii labaad ayaa maanta waxaa looga hadalay hormarinta maamul gobaleedyada  iyo sida  dimaqoraayid dalka loo gaarsiin lahaa iyo  kala sareenta sharciga aydoo ay ka soo qeybgaleen masuulayiin ka socday wasaarada arimaha gudaha, Gaashaandhiga,amniga,Cadaalada,Baarlamaanka, xubno ka socday midowga yurub iyo urarada bulshada rayidka.

Mas’uuliyiinta ka soo qeybgalay shirka ayaa waxay  falanqeeyeen  sida   Midowga yurub lacaga deeqaha  ugu talo galay  in lagu hormirayo  maamul  goboleedyada iyo   baahinta sharciga iyo  dimaqoraadiyada in  laga tashto si loogu daboolo  baahiyaha jira,

Related posts

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Madaxa Iskaashiga  Caalamiga  Midowga  Yurub Ms Daaara Fane  ayaa warbaahinta Qaranka ugu warbaxisay  waxyaabaha  looga hadlay shirka, iyadoo sheegtay in shirkani muhiimad gaar ah uu u leeyahay dadka iyo Dalka Soomaaliyeed, ayna si qoto dheer ay ugu hadleen maareynta deeqaha caalamiga ah ee la siiyo Soomaaliya iyo horumarinta maamul goboleedyada.

Xoghaya Guud ee Baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo shirka ka qeyb galay ayaa sheegay in ay u sheegeen xubnihii ka socday Midowga Yurub in muhiim ay tahay in lagu Wareejiyo dowladda Soomaaliya deeqaha Soomaaliya loona madaxbanaaneeyo si ay ay ugu maareyso baahiyaha jira.

11216710_763048670473995_889147108954308266_n 11222178_763048740473988_8140966778481661690_n 11755823_763048783807317_7195115792096468575_n 11800190_763048860473976_6930409618161405082_n 11813367_763048650473997_7866574546677026241_n

Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Heshiis Iskaashi ah La Saxiixday Dhiggiisa Dalka Kenya”Sawirro”

Next Post

Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Nairobi Heshiis Kula Saxiixatay Bangiga Aduunka”Sawirro”

Next Post
Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Nairobi Heshiis Kula Saxiixatay Bangiga Aduunka”Sawirro”

Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo Nairobi Heshiis Kula Saxiixatay Bangiga Aduunka"Sawirro"

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In