Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wasiirka Gaashaandhiga”Wasaaradu waxay Goor Dhow Ay Howlgalineysaa Shirkada Sameyneysa Dareeska Ciidamada “Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiirka Gaashaandhiga”Wasaaradu waxay Goor Dhow Ay Howlgalineysaa Shirkada Sameyneysa Dareeska Ciidamada “Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay waxqabadka wasaaradda Gaashaandhiga iyo dadaalada dib loogu dhisayo Ciidanka Xooogga Dalka Soomaaliyeed oo qeyb ka ah in dhawaan la howlgalinayo shirkad sameyneysa qalabka ciidanka sida Dareeska Ciidamada oo baahi weyn loo qabo.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa faah faahin ka bixiyay horumarada ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku tilaabsadeen oo uu sheegay in naftooda habeen iyo maalin ay u hurayaan dhiigooda daafaca qaranimada.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Gen C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa intii uu socday barnaamijka si faahfaasan uga jawaabay su’aalo kala duwanaa oo ay soo weydiinayeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/BAR-KULANKA-TODOBAADKA-7-8-2015-mp3.mp3

IMG_5157 IMG_5159 IMG_5161 IMG_5162 IMG_5170 IMG_5172 IMG_5178 IMG_5179 IMG_5185 IMG_5191 IMG_5193 IMG_5204 IMG_5206 IMG_5209 IMG_5212

Sawir qaade: Qadar Cali Nuur 

Previous Post

Mas’uuliyiinta gobolka Bakool oo booqday deegaanka Garasweyne

Next Post

Dowladda F. S. oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay dalka Sa’udi Arabia

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dowladda F. S. oo cambaareeysay weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay dalka Sa'udi Arabia

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In