Thursday, July 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Ankara “Dhageyso+sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Turkiga oo lagu soo dhaweeyay Ankara “Dhageyso+sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Turkiga Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa xalay si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Ankara ee caasimadda turkiga, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen saraakiil iyo howlwadeeno ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi iyo safiiro kale oo fadhigoodu yahay dalka Turkiga.

Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in safiirka si diiran loo soo dhaweeyay, isla markaana uu dhawaan waraaqihiisa danjirenimo u gudbin doono Madaxweynaha dalka Turkiga, si uu u sii guda galo howlaha dowlada Soomaaliya u idmatay.

Related posts

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026

Cabdiqaadir ayaa xusay inay tahay wax lagu farxo in safiirka ay ku so dhaweeyaan dalka Turkiga, isla markaana uu kulamo la qaatay howlwadeenada safaaradda, ayna diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan.

Xoghayaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga oo ka hadlayay ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa xusay inay ka warqabaan xaaladaha ay ku suganyihiin, isagoo wax lagu farxo ku tilmaamay sida dowladda Turkiga ay u garab taagantahay shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhinacyo badan ka hadlaya

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/08/Waraysi-Xoghayaha-Koobaad-ee-Safaarada-Turkiga-Somalia-C.qaadir-Maxamed-Nuur-.mp3

20150810_203309 20150810_203316 20150810_203327 20150810_203507 20150810_203523 20150810_203524

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya oo ka hadlay socdaalkiisa ku aadan gobollada dalka “Dhageyso”

Next Post
Maxamed Cali Ameeriko oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Garoowe “SAWIRRO

Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya oo ka hadlay socdaalkiisa ku aadan gobollada dalka “Dhageyso”

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

Wasiirka Dekadaha XFS oo Xildhibaan Dahabo Suusoow ku booqday Isbitaalka

July 23, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta booqasho ugu tegay Isbitaalka...

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In